Natiijooyinka Kulamada Tartanka Degmooyinka Caasimada Hargeysa

(17. August. 2019) -tartanka degmooyinka caasimada somaliland ee Hargeisa  ayaa beryahanba  si habsami leh uga socday garoonka kubbada cagta ee Hargeisa Stadium ,halkaasi oo kooxaha degmooyinka ay isku arkeen lugtii koobaad ee tartanka .

Tartankan oo ay si habsami leh u wado Dasaarada Dhalinyarada iyo ciyaaraha somaliland ayaa natiijoouinkii kasoo baxay kulanka ay u dhaceen sidan: