Isku kooxaha heerka labaad oo maanta la sameeyay…….

Iyadoo Dhawaan La Qaban Doono Koobka Kooxaha Heerka Labaad Caasimada Hargeysa Ee Wasaarada Ciyaaraha Ka Diiwaan Gashan Ayaa Lagu Dhawaaqay Isku Aadka Koobkaasi Oo Ay Ka Qayb Gali Doonaan Toban Kooxood.

Group A Oo Ah Kan Ugu Badan Kooxo Ahaan Waxaana Kuwada Jira Afar Kooxood Halka Group B Iyo C Ay Kuwada Jiraan Min Sadex Kooxood.

Group A:- Kooxaha Wasaarada Waxbarashada, Wasaarada Boosaha, Sheekh Madar Iyo Wasaarada Cadaalada.

Group B:- Kooxaha Wasaarada Beeraha, Ciidanka Ilaalada Xeebaha Iyo Wasaarada Warfaafinta.

Group C:- Kooxaha Fc Seico, Wasaarada Howlaha Guud Guryeynta Iyo Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta.

Hadaba Waa Groupkee Kan Ugu Adag Ee Aad Isleedahay Waa Group Ay Iskugu Yimaadeen Kooxo Adag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *