Wasiirka WDH&Ciyaaraha Boos Mire Maxamed Ayaa soo Geba-gabeeyey…..

Wasiirka WDH&Ciyaaraha Mudane Boos Mire Maxamed ayaa maanta soo Geba-gabeeyey Tartanka Marathonka oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.kaas oo ay kasoo qeyb-qaleen orodyahano heer caalamiya….

Orodkan ayaa ka koobnaa 42KM IYO 10KM Taas oo uu ku Guulaystay orodyahan Reer Somaliland ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *