Rasmi: Isku-aadkaTartanka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Hargeysa..

⚽RASMI:Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Oo kaashanaysa XKCSL ayaa Sameeyay Isku Aadka Tartanka Naaddiyada Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa SONYO CUP 2020 & Siday Naaddiyadu Iskugu Dhaceen ⚽

Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL oo kaashanaysa XKCSL ayaa si Rasmiya u sameeyay Isku Aadka Tartanka Naaddiyada Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa SONYO CUP 2020, kaas oo ay ka qeyb-galayaan 12 naaddi.

Haddaba Tartanka oo bilaabmi doona 1 March ayaa ka kooban 3 Group, waxaanay kala yihiin oo Naaddiyadu iskugu dhaceen sidan:

Group A:
D.H.H
Was. Maaliyadda
Asluubta
Borama Team

Group B:
Was. Caafimaadka
Xiddigaha Cirka
Was. Biyaha
Berbera Team

Group C:
Goodir
Waxool
Gaashaan
Was. Ganacsigga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *