Wasiirka WDH&Ciyaaraha ayaa ka Qeyb-galay shirkii……

HARGEYSA(MOYS)28-05-2020

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL , Eng.Yuusuf Mire Maxamed Boos ayaa kaqaybgalay Kalfadhigii 59-aad ee golaha Wasiirradda Jamhuuriyada Somaliland oo uu hogaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane MUUSE BIIXI CABDI.
Kalfadhigan ayaa maanta ku qabsoomay habka online ah ee maqal iyo muuqaalka ah.

Habkan casriga ah ee kulanku ku qabsoomay ayàa Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknolajiyadda JSL ay dhawaan ka hirgelisay xukuumadda dhexdeeda, iyada oo looga gol-leeyahey in lagaga hortago faafitaanka xanuunka Covid-19.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *